This is the official website of the Office of the President of the Republic of Somaliland

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ ๐จ.๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐ž๐ฒ

โ€œ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo goโ€™aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, goโ€™aankan oo ay shirkaduhu hore ugu dhawaaqeen. Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii hore, ilaa amar…

โ€œ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo goโ€™aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, goโ€™aankan oo ay shirkaduhu hore ugu dhawaaqeen.
Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii hore, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland โ€œ