This is the official website of the Office of the President of the Republic of Somaliland

Agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan  ku Leedahay Somaliland

Agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan  ku Leedahay Somaliland Hargeysa-01-11-2020-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa  maanta agab caafimaad kala wareegay safiirka dalka Taiwan ku leeyahay  Somaliland Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mid ah madaxda safaraadaasi.

IMG_8237

Agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan  ku Leedahay Somaliland

Hargeysa-01-11-2020-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa  maanta agab caafimaad kala wareegay safiirka dalka Taiwan ku leeyahay  Somaliland Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mid ah madaxda safaraadaasi.