This is the official website of the Office of the President of the Republic of Somaliland

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani.

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani. Hargeysa-22-09-2024-()-Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani oo madaxtooyada ka qabsoomay galabta ayaa waxa ka maqnaaday xisbiga Waddani. Haseyeeshe waxa kulankaa wada yeeshay Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo warbaahinta la hadlay…

35024
Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani.
Hargeysa-22-09-2024-()-Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani oo madaxtooyada ka qabsoomay galabta ayaa waxa ka maqnaaday xisbiga Waddani. Haseyeeshe waxa kulankaa wada yeeshay Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo warbaahinta la hadlay markii uu soo dhamaaday.