Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, ayaa maanta shir-gudoominayey kulankii ugu horreeyey
๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐ข๐ข ๐๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ . Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, ayaa maanta shir-gudoominayey kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Xubnaha Guddida uu shalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay wax ka qabashada xaaladaha Abaaraha dalka oo…

Wararka ยท Newsroom



