This is the official website of the Office of the President of the Republic of Somaliland

Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta Somaliland ee 1991-kii, halkanaa (Sanaag) laga bilaabay ilaa iyo Boorama-na wuu socday, haddaannu Somaliland nahayna tani way dhisantay oo wax badan bay qabsatay, gudaheediina way hagaajisatay, inta ka dhimmanna way hagaajisanaysaa, qolada Koonfurta ee Talyaanigu gumaysan jireyna waxan leeyahay annagiina na dhibte oo maalin walba qas iyo dhibaato ayaad nala ag-joogtaan annaguna nabad iyo wanaag baannu wadnaa.” Madaxweyne Biixi

4171