Wararka
-

Munaasibad Loogu dabbaal-degayo 59-guurada kasoo wareegtay Markii ay Somaliland xorriyaddeeda Ka Qaadatay Dawladda Ingiriiska oo Caawa Madaxtooyada Lagu Qabtay + Sawiro
Munaasibad Loogu dabbaal-degayo 59-guurada kasoo wareegtay Markii ay Somaliland xorriyaddeeda Ka Qaadatay Dawladda Ingiriiska oo Caawa Madaxtooyada Lagu Qabtay Hargeysa-26-2019-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 59-guurada…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo.
Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo. WAREEGTO MADAXWEYNE: 25/06/2019 Madaxweynaha…
-

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka Cudurka Dabaysha + Sawiro
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka Cudurka Dabaysha Hargeysa-25-06-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
WAREEGTO MADAXWEYNE: 24/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey…








