HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Oo Tacsi u diray Ciidamada Dalka, Madaxda-dhaqanka iyo ehelada uu ka baxay Taliyihii Hore ee Ciidamada Booliska iyo Asluubta Marxuum Cabdi Suldaan Muxumed...

TACSI MADAXWEYNE: 16/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah.

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah. WAR-SAXAAFADEED-: 16/04/2020-Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey...

Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre

Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre TACSI MADAXWEYNE:  09/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...