HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka Hargeysa-21-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland + SAWIRO

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland     Hargeysa-13-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal. Dilla-12-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku...

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 06 /11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Mujaahid Maxamed Boodhle Maxamuud oo amanta Geeriyooday

TACSI MADAXWEYNE: 05/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 uu magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyey masuuliyiinta ugu...

Wareegto Madaxweyne: 05/11/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 uu magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyey...

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship) + Sawiro

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship)   Hargeysa-02-11-2019-(SL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  oo...