HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-19-02-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.

Wareegtooyin Madaxweyne 25.01.2024  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada...

Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka.

Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka.   Hargeysa-23-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi...

War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland

War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Fadhigii 123aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey...