Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay,... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan, markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. September 15, 2019 586 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) “Walaalkaygii aan sharfay een Waxwalba u geeyey ayaa maanta leh Somaliland oo la Aqoonsado waxa iga dhaw Shabaab oo….” Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta La Tukaday Lana Ciiday Qaarka Mida Shacbiga Caasimada Somaliland Ku Dhaqan.