Home Qolka Muqaalada Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii... Qolka MuqaaladaWararka Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii nahayna aanu leenahay dawlad baanu ka ilaalinaynaa ma ah, waanu sii dhisanaynaa kursigaanu sii dhisanaynaa waanu usoo soconaa, duruufo badan baana inagu xeeran, kaala mid baanu nahay tallaabooyinkii ay reebtay duufaantii, kaala mid baanu nahay in aafadaas ay reebtay wax laga qabto, kaala mid baanu nahay dagaalladaas sokeeye ee dalka ka socda sidii wax looga qaban lahaa, difaaca qarankana kaala mid baanu nahay.” June 26, 2018 506 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) “Walaalkaygii aan sharfay een Waxwalba u geeyey ayaa maanta leh Somaliland oo la Aqoonsado waxa iga dhaw Shabaab oo….” Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta La Tukaday Lana Ciiday Qaarka Mida Shacbiga Caasimada Somaliland Ku Dhaqan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta La Tukaday Lana Ciiday Qaarka Mida Shacbiga Caasimada Somaliland Ku Dhaqan.