Home Qolka Muqaalada Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii... Qolka MuqaaladaWararka Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii nahayna aanu leenahay dawlad baanu ka ilaalinaynaa ma ah, waanu sii dhisanaynaa kursigaanu sii dhisanaynaa waanu usoo soconaa, duruufo badan baana inagu xeeran, kaala mid baanu nahay tallaabooyinkii ay reebtay duufaantii, kaala mid baanu nahay in aafadaas ay reebtay wax laga qabto, kaala mid baanu nahay dagaalladaas sokeeye ee dalka ka socda sidii wax looga qaban lahaa, difaaca qarankana kaala mid baanu nahay.” June 26, 2018 500 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR “Culimadu hoosta uun bay ka duceeyaan ee culimada kale ee dalka farogelinaysa uma jawaabaane..” Madaxweynaha Somaliland oo bixiyey Abaalmarinta tartamayaasha Qur’anka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan Sh Xuseen Cabdi