Daawo Madaxweynaha Somaliland “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay…,

0
587

“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay, deriskeedana nabad bay ugu baaqaysaa, gudaheedana wixii khilaaf ah ee jira nabad bay ku dhammaysanaysaa.”