Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno ee ugu dambeeyey Somaliland maalintii la Aas aasay ilaa iyo maanta waxan u malaynayaa nabadgelyada nin la mid ah mooyaane nin uga badsaday dhisiddeeda iyo ilaalinteeda inaanu jirin, sarkaal hoose ayuu kasoo bilaabay iyada oo aannu xabsi jirin, ilaa maanta uu ciidanka dhan ee uu sarreeye gaaska ka ahaa ka dhismay, intaas oo taliye oo soo shaqaysayna hawlgelinta ayuun buu ahaa,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi November 2, 2019 740 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo bahda Dhaqanka ee uu ka baxay Marxuum Caaqil Cabdi Caaqil Xirsi Galow Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Masuuliyiinta Baanka Dhexe. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Masuuliyiinta Hay’addaha Shaqaalaha Dawladda ugu saraysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Sagaal Agaasime Guud