Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno ee ugu dambeeyey Somaliland maalintii la Aas aasay ilaa iyo maanta waxan u malaynayaa nabadgelyada nin la mid ah mooyaane nin uga badsaday dhisiddeeda iyo ilaalinteeda inaanu jirin, sarkaal hoose ayuu kasoo bilaabay iyada oo aannu xabsi jirin, ilaa maanta uu ciidanka dhan ee uu sarreeye gaaska ka ahaa ka dhismay, intaas oo taliye oo soo shaqaysayna hawlgelinta ayuun buu ahaa,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi November 2, 2019 601 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka. Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)