Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta Somaliland ee 1991-kii, halkanaa (Sanaag) laga bilaabay ilaa iyo Boorama-na wuu socday, haddaannu Somaliland nahayna tani way dhisantay oo wax badan bay qabsatay, gudaheediina way hagaajisatay, inta ka dhimmanna way hagaajisanaysaa, qolada Koonfurta ee Talyaanigu gumaysan jireyna waxan leeyahay annagiina na dhibte oo maalin walba qas iyo dhibaato ayaad nala ag-joogtaan annaguna nabad iyo wanaag baannu wadnaa.” Madaxweyne Biixi November 26, 2018 530 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi Madaxweynaha Qaranka oo ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi iyo Weedhihii laga yidhi Marxuumka Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, OO ka qayb-galay Shirwaynaha Isbedelka Cimiladda Somaliland oo ka dhacay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum General Jidhif. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum General Jidhif