Home Wararka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Bandhiga Buugg Laga Qoray Madaxweyne Axmed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Bandhiga Buugg Laga Qoray Madaxweyne Axmed Siilaanyo

0
496

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Bandhiga Buugg Laga Qoray Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

 

Hargeysa-30-07-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi  Cabdi ayaa caawa ka qeyb-galay Xafladda Bandhiga Buugg laga qoray Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo taas oo lagu qabtay hotel Maansoor Hargeysa, buuggan ayaa ah daabacaadii labaad oo lagu turjumay  luuqada afka qalaad ee Ingiriisa.