Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay.

0
372

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay.

 

Hargeysa-12-09-2022-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxeexay Buugga Tacsida ee Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth II oo la dhigay Xafiiska Boqortooyada Ingiriisku ku leedahay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Iyadoo madaxweynuhu hore u tacsiyadeeyey qoyska boqortooyada, dawladda iyo Dadweynaha Ingiriiska oo xidhiidh qoto dheeri ka dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland.