Home Wararka Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa

0
899

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa