This is the official website of the Office of the President of the Republic of Somaliland

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed Hargeysa:20-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul-adxada oo habeenka caawa ah ku beegan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu  guud ahaan shucuubta Islaamka Eebbe uga…

1914

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed

Hargeysa:20-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul-adxada oo habeenka caawa ah ku beegan.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu  guud ahaan shucuubta Islaamka Eebbe uga baryey inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo, isaga oo xujayda sanadkan ku hawlan gudashada waajibaadka Xajkana u rajeeyey inuu Ilaahay ka aqbalo cibaadada iyo camalka Suubban.