Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Si aynnu horumar u samaynno aqoonyahanka cusub ee aad kamidka tihiin... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Si aynnu horumar u samaynno aqoonyahanka cusub ee aad kamidka tihiin iyo kuwii horeba waa inaynu ku fikirnaa sidee baynnu khilaafaadka u yaraynaa, sidee baa dadkeennu isu aaminaa, sidee baa dadku wuu isku dhacayaaye marka uu is khilaafo loo daaweeyaa,” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. September 11, 2019 597 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna magacaabay masuul cusub. Golaha Somaliland waxa la hor keenay soo jeedinta gobolnimada Gabiley iyo kor-u-qaadista darajooyinka degmooyinka Caynaba, Baki, Sheekh iyo Baligubadle, iyagoo u gudbiyey Wakiilada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan.... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka.