Maqaallo
-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland
WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka…
-

Waxa la gaadhay wakhtigii Maraykanku aqoonsan lahaa madax-banaanida Somaliland
Inkasta oo ay buuxisay shuruudihii caalamiga ahaa ee dawladnimo, haddana Somaliland waa mid aan la aqoonsanayn. Waxaa la joogaa waqtigii Mareykanka uu bedeli lahaa arrintaas. 2017,…
-

Somaliland oo Sameysey Kiis Qaranimo 31 Sano Kadib Markii Ay Ku Dhawaaqday Madaxbanaanideeda
Wax badan kama dhacdo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, balse waa sida dadka deegaanka intooda badan ay door bidaan. Soo jiidashada ugu weyn ayaa ah in…
-
Dekadda Berbera waxa ay muujinaysaa qiimaha dhabta ah ee ay leedahay
Booqashada Dekeda Berbera ee ku taal xeebaha Somaliland ma aha mid sahlan oo si fudud lagu gaadhayo. Xilliga xagaagana waa meel khasatan ahan aad u kulayl…
-

Warqad ku socota Xoghaye Blinken oo ku boorinaysa maamulka Biden inay kordhiyaan xidhiidhka ay la leeyihiin Somaliland
Mundane Xoghaye Blinken, Waxaanu u qornay warqadan inaanu ku boorino Maamulka Biden inuu kordhiyo xidhiidhka uu la leeyahay Somaliland arrimaha khuseeya danaha dublamaasiyadeed, dhaqaale iyo amni.…
-

FURSADAHA KA MAQAN MAREYKANKA EE SOMALILAND
Siyaasadda Maraykanka ee Bariga Afrika waxay ku fadhidaa, qayb ahaan, khuraafaad. Washington waxay ula dhaqantaa Somaliland, oo ah gobol ku yaalla waqooyiga Soomaaliya, sida inay tahay…






