Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Madaxdhqameedka JSL .

0
6

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenku ayaa manta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland , qof qof ay dantada iyo daruufuhu u saamixi waayeen mooyaane .

Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka SOmailand waana kuwa ilaaliya iyo nabada iyo xasiloonida  iyo wada noolashaha bulshada y Somaliland.

Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha iyo waxaana ay aas aas iyo waxaana ay aas aas u yahiin dhisamaha Qaranka .

May be an image of 7 people and suit

May be an image of 5 people and suit

May be an image of 5 people, dais and text

May be an image of 2 people, lighting and crowd

May be an image of 5 people, dais and wedding

May be an image of 2 people and dais

May be an image of 2 people

May be an image of 3 people

May be an image of 7 people

May be an image of 7 people and dais

May be an image of 3 people and beard

May be an image of 6 people and dais

May be an image of 3 people, dais and text that says 'COLAN'

May be an image of 3 people, beard and suit

May be an image of 1 person and wedding

May be an image of 4 people and wedding

May be an image of 1 person and dais

May be an image of 1 person

May be an image of 11 people, dais and text

May be an image of 6 people

May be an image of 4 people and people smiling

May be an image of 3 people and tableMay be an image of 3 people, people smiling and dais

May be an image of 9 people, dais and text

May be an image of 6 people and dais

May be an image of 5 people and dais

May be an image of 4 people, table and text

May be an image of 1 person, dais and text

May be an image of 7 people and dais

May be an image of 9 people and dais

May be an image of 7 people and wedding