Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Reer Ceerigaabow dhibtaas iyo hawshaas iyo soo jeedkaas waxad u gasheen... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Reer Ceerigaabow dhibtaas iyo hawshaas iyo soo jeedkaas waxad u gasheen qaran-nimada, madaxweynuhuna waa qof, laakiin sharaftii qaranka ayuu huwan yahay, taasaana soo dhaweyseen, taasina waxay muujinaysaa kalgacaylka aad u qabtaan qarankiinna iyo walaaltinimada aad u haysaan, dalkiisa iyo dadkiinna oo dhan, waxana aad muujiseen milgaha uu qarankiinnu idinku leeyahay, farriintiinnuna qaranka Somaliland oo dhanna way ka farxinaysaa, cadowga Somaliland oo dhanna way ka nixinaysaa.” Madaxweyne Biixi November 26, 2018 593 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Dhaam Biyoodka Dhimbiriyaale iyo Sababta xukuumadu u fulisay oo uu sharaxaadka bixiyey iyo Weedhihii laga yidhi Goobta “Nin Nasiib leh ayey Abti iyo Habaryar u noqdan Ciidagale” Madaxweynaha Qaranka Somaliland Muuse Biixi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Dhaam-biyood weyn oo xukuumaddu ka hirgelisay deegaanka Dhimbiriyaale Madaxweyne Biixi Oo Shacabka reer Berbera kala qaybgalay Dhoollatus Ballaadhan oo ay ku muujinayaan Madaxweynaha S/land oo Burco kaga qayb galay ololaha Kulmiye lana hadlay taageerayasha xisbiga