News in Somali
-

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐞𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay dhallinyaradii ku guulaysatay Tartanka Heer Qaran ee Hal-Abuurka Teknoolajiyadda Dhallinyarada Somaliland, kaas oo…
