Home Qolka Muqaalada Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii... Qolka MuqaaladaWararka Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii nahayna aanu leenahay dawlad baanu ka ilaalinaynaa ma ah, waanu sii dhisanaynaa kursigaanu sii dhisanaynaa waanu usoo soconaa, duruufo badan baana inagu xeeran, kaala mid baanu nahay tallaabooyinkii ay reebtay duufaantii, kaala mid baanu nahay in aafadaas ay reebtay wax laga qabto, kaala mid baanu nahay dagaalladaas sokeeye ee dalka ka socda sidii wax looga qaban lahaa, difaaca qarankana kaala mid baanu nahay.” June 26, 2018 509 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa habeennimadii xalay ka qayb-galay Bandhiga Buugga la magac baxay Diiwaanka Dhacdooyinkii Somaliland ee 1884-2022 oo uu... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka. Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...