Muuqaallo
-

Daawo “Boorama maanta waxaan belaayo ahayn oo ka maqani ma jirto, magaalo la wada majeeranayo Somaliland iska daayoo deegaamadii Soomaalida oo dhami isha kusoo hayaan weeyaan markaa caqligu inuu shaqeeyo ayaa loo baahan yahay…..”Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici
-

Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno ee ugu dambeeyey Somaliland maalintii la Aas aasay ilaa iyo maanta waxan u malaynayaa nabadgelyada nin la mid ah mooyaane nin uga badsaday dhisiddeeda iyo ilaalinteeda inaanu jirin, sarkaal hoose ayuu kasoo bilaabay iyada oo aannu xabsi jirin, ilaa maanta uu ciidanka dhan ee uu sarreeye gaaska ka ahaa ka dhismay, intaas oo taliye oo soo shaqaysayna hawlgelinta ayuun buu ahaa,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi










