HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Fadhigii 87aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Qodobbo Muhiim Ah Lagaga Dooday

Fadhigii 87aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Qodobbo Muhiim Ah Lagaga Dooday   Fadhigii 87-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shirguddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Masuuliyiin Katirsan Xukuumadda Madaxweynaha Ku Hor-Dhaariyey + Sawiro

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Masuuliyiin Katirsan Xukuumadda Madaxweynaha Ku Hor-Dhaariyey   Hargeysa-10-02-2022-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Wareejinta Nashqadaha Qorshe-magaaleedyada Magaalooyinka Boorama, Laascaanood iyo Gabiley + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Wareejinta Nashqadaha Qorshe-magaaleedyada Magaalooyinka Boorama, Laascaanood iyo Gabiley   Hargeysa-09-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay munaasibad ballaadhan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Madaxda Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Ay Wehelinayso Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Madaxda Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Ay Wehelinayso Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland.   War-saxaafadeed-08-02-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu...