HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera, Diyaaradii U Horaysayna Ka Soo Raacay

Berbera-20-11-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray madaarka caalamiga ah ee Berbera International Airport oo in muddo ahba lagu waday...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xil ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumada

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /11/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo JSL/XM/WM/222-782/112021 uu xil ka qaadis...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Yare + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Yare Hargeysa-09-11-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Cumar Maxamuud Nimcaale (Cumar Yare) oo ku geeriyooday Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 08/11/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Maxamuud Siciid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Maxamuud Siciid.   Hargeysa-03-11-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay...