HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Xasan Guure Jaamac oo xalay ku geeriyooday Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 16/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Kulan ay Yeesheen Guddida heer qaran COVID-19 ayey 56,600 qoys oo ku dhaqan degmooyinka waaweyn ee 23 degmo ee dalka ugu direen raashin 

Fadhigii ay maanta oo arbaca ah ay yeesheen Guddiga heer qaran COVID-19 oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Jamhuuriyadda Somaliland  Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta  Yurub Ee Sannadka 2020

Jamhuuriyadda Somaliland  Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta  Yurub Ee Sannadka 2020   Hargeysa-11-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...