HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida, kuna magacaabay Gudoomiye cusub.

Wareegto Madaxweyne 11.05.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida, kuna...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay shirka Guddida Fulinta ee xisbiga KLMIYE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay shirka Guddida Fulinta ee xisbiga KLMIYE.   Hargeysa-09-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweyne Ku Xigeenka  JSL Oo Markab Dushii Kullan Kula Yeeshay Safiirka  Midowga Yurub + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka  JSL Oo Markab Dushii Kullan Kula Yeeshay Safiirka  Midowga Yurub   Berbera-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  iyo qaar...

Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray  Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport + Sawiro

Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray  Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport   Hargeysa-30-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...