HomeWararka

Wararka

Munaasibad Loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo Qasriga madaxtooyada lagu qabtay.

  Munaasibad Loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo Qasriga madaxtooyada lagu qabtay.   Hargeysa-18-05-2024-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti ka Socda Beesha Caalamka Iyo Qodobada Kulan + Sawiro

  WAR-SAXAAFADEED: 19 /12/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti ka Socda Beesha Caalamka Iyo Qodobada Kulan   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta...

Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka

Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka WAREEGTO MADAXWEYNE:  18/12/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal +Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal. Boorama-14-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,...