HomeWararka

Wararka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed...

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

  “ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Kulliyadaha Ciidamada ee Deegaanka Darar-weyne oo Dhoollo-tusyo Ballaadhan Lagu SooBandhigay + Sawiro

 Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Kulliyadaha Ciidamada ee Deegaanka Darar-weyne oo Dhoollo-tusyo Ballaadhan Lagu Soo Bandhigay   Hargeysa-16-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Xasan Guure Jaamac oo xalay ku geeriyooday Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 16/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Kulan ay Yeesheen Guddida heer qaran COVID-19 ayey 56,600 qoys oo ku dhaqan degmooyinka waaweyn ee 23 degmo ee dalka ugu direen raashin 

Fadhigii ay maanta oo arbaca ah ay yeesheen Guddiga heer qaran COVID-19 oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Jamhuuriyadda Somaliland  Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta  Yurub Ee Sannadka 2020

Jamhuuriyadda Somaliland  Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wada-jir U Xusay Munaasibadda Maalinta  Yurub Ee Sannadka 2020   Hargeysa-11-05-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...