HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u kala diray Ehelada iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen Yaasin Cali Cabdi (Yaasiin Tamaad) iyo Cabdirisaaq Maxamed Toor

  TACSI MADAXWEYNE: 02/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada aan aadka u cuslayn ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan

  WAREEGTO MADAXWEYNE-01 /04/2020   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-495/042020, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada aan...

Madaxweynaha Qaranka  Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Deyn Cafinta Baanka Adduunku Sameeyey, Shacabkana U Diray Farriin Ku Aaddan Covid-19

Madaxweynaha Qaranka  Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Deyn Cafinta Baanka Adduunku Sameeyey, Shacabkana U Diray Farriin Ku Aaddan Covid-19     Hargeysa-28-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, ahna guddoomiyaha xisbiga...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ay Ka Soo Baxeen Qodobo Muhiima

WAR-SAXAAFADEED: 26/03/2020   Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ay Ka Soo Baxeen Qodobo Muhiima   Fadhigii 56aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...