HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Awdal, Kuna magacaabay masuul cusub

Wareegtooyin Madaxweyne 17.07.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Awdal, Kuna magacaabay masuul...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka

WAR-SAXAAFADEED:-11 /07/2024.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo safiirka...

Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka.

WAR-SAXAAFADEED.  Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka. Fadhigii 130aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo Arbaca ah...

MadaxweynahaJSL Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan CiidankaQaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey Kulliyad Ciidan Oo Dalka Itoobiya Ku Taalla + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey Kulliyad Ciidan Oo Dalka Itoobiya Ku Taalla.   Hargeysa-10-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya + sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 09 /09/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha JSL iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + Sawiro

Madaxweynaha JSL iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay   Hargeysa-06-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Maalintii Saddexaad Ku Sugan Dalka Jabuuti Ayaa Maanta Booqday Laba Xarumood

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Maalintii Saddexaad Ku Sugan Dalka Jabuuti Ayaa Maanta Booqday Laba Xarumood. Jabuuti-05-09-2019-(MT-JSL)-Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...