HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Qalin-Jebinta Jaamacadda Hargeysa Shahaadooyina Gudoonsiiyey Ardaydii Hormuudka U Ahayd Jaamacadda + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Qalin-Jebinta Jaamacadda Hargeysa Shahaadooyina Gudoonsiiyey Ardaydii Hormuudka U Ahayd Jaamacadda.   Hargeysa-29-08-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta...

Madaxweynaha oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Dool oo maanta ku geeriyooday Hargeysa ka tacsiyadeeyey

TACSI MADAXWEYNE: 28/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Roobabkii Caawa ka da’ay Hargeysa oo waxyeelo balaadhan oo isugu jirtay dhaawac, geeri iyo maalba Keenay iyo Madaxweynaha oo Kormeeray + Sawiro

Roobabkii Caawa ka da’ay Hargeysa oo waxyeelo balaadhan oo isugu jirtay dhaawac, geeri iyo maalba Keenay iyo Madaxweynaha oo Kormeeray   Hargeysa-27-08-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha iyo Axsaabta Xisbiyada oo ka wada hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa heshiiskii saddexda xisbi qaran ee qabsoomida doorashooyinka

WAR-SAXAAFADEED: 26/08/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda axsaabta qaranka kulankaas oo lagaga wada hadlay sii...