HomeWararka

Wararka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed...

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

  “ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray shacbiga Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xeer Ilaaliyihii Guud ee...

TACSI MADAXWEYNE: 01/10/2024.INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska.   Hargeysa-30-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.   Cadaadley-26-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno wefti...

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani.

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani. Hargeysa-22-09-2024-()-Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta ducaddii 13-aad ee ka Aflaxda Machadka Shaqaalaha Dawladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta ducaddii 13-aad ee ka Aflaxda Machadka Shaqaalaha Dawladda. Hargeysa-22-09-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay...