HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Kal-Fadhigii 34-Aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Siyaasadda dhulka, loona qaybiyey Nuqullada Siyaasadda Ganacsatada Dhexe Iyo Ganacsatada Yar Yar.

WAR-SAXAAFADEED: 09 /05/2019 Kal-Fadhigii 34-Aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Siyaasadda dhulka, loona qaybiyey Nuqullada Siyaasadda Ganacsatada Dhexe Iyo Ganacsatada Yar Yar. Kal-fadhigii 34-aad...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qoysaskii ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey Dadka ku geeriyooday Shil naxdin leh oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qoysaskii ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey Dadka ku geeriyooday Shil naxdin leh oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibeda Ee Dalka Masar + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 07/05/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibeda Ee Dalka Masar.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.   Hargeysa-05-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey Madaxweynaha Jabuuti iyo Qoyska Reer Xayd geerida ku timid Marxuum Almis Maxamuud Xayd

TACSI MADAXWEYNE: 05/05/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...