HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. Hargeysa-14-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.

Wareegto Madaxweyne 13.05.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.   Waxaanay...

Daawo Madaxweynaha Somaliland “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na...

“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada + Sawiro

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada   Hargeysa-14-06-2018(MT)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Degdeg: Madaxweynaha JSL Oo cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol...

Hargeysa(MT)WAR-SAXAAFADEED:14.06.2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada ciidal fidriga awgeed wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-113/062018 uu cafis u fidiyey Maxaabiista...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed 40 dalna u diray qoraal hambalyo ah

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed   Hargeysa-14-06-2018-(MT)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle + Sawiro

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle   Hargeysa-13-06-2018-()Madaxweyne ku xigeenka...