Wararka
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray xarunta cusub ee Loo Bineeyey suuqa xorta ah ee Berbera (Berbera Economic Free zone)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray xarunta cusub ee Loo Bineeyey suuqa xorta ah ee Berbera (Berbera Economic Free zone) Berbera-02-03-2023-(Warbaahinta Madaxtooyada JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka
WAR-SAXAAFADEED:23/02/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Chief Caaqil Cabdirisaaq Caqli Axmed Daad
TACSI MADAXWEYNE: 17/02/2023 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

Nuxurka Kulan Lagu Gorfaynayo Nabadgelyada Laascaanood Oo Madaxtooyada Jsl Lagu Qabtay
Nuxurka Kulan Lagu Gorfaynayo Nabadgelyada Laascaanood Oo Madaxtooyada Jsl Lagu Qabtay Hargeysa-16-02-2023-(MT-JSL)-Kulan ballaadhan oo lagu gorfaynayo nabadda iyo deggenaanshaha magaalada Laascaanood baaqna loogu dirayo shacabka reer…
-

Shirkii Xukuumadda iyo Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub Oo Galay Maalintii Labad Ayey Ka Soo Baxeen Qodobo
Shirkii Xukuumadda iyo Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub Oo Galay Maalintii Labad Ayey Ka Soo Baxeen Qodobo. Hargeysa-12-02-2023-(MT-JSL)-Shir xalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada oo uu shir…
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Caawa Kulan Muhiima Isugu Yeeshay Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Caawa Kulan Muhiima Isugu Yeeshay Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub. Hargeysa-11-02-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku…
-

Go’aamo Ka Soo Baxay Shirkii Qaran ee ka Qabsoomay Madaxtooyada JSL ku dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka
Go’aamo Ka Soo Baxay Shirkii Qaran ee ka Qabsoomay Madaxtooyada JSL ku dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka. Shir Qaran oo maanta oo ay…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Galabta Kormeeray Laba Cusbitaal oo Kala Duwan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Galabta Kormeeray Laba Cusbitaal oo Kala Duwan. Hargeysa-10-02-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa u kormeeray Cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo…
-

Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo galabta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ayey ka soo baxeen go’aamaddani
WAR-SAXAAFADEED Hargeysa-06-02-2023-(MT-JSL)-Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo galabta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, shirkan oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…



