HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. Hargeysa-14-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.

Wareegto Madaxweyne 13.05.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.   Waxaanay...

Golaha Somaliland waxa la hor keenay soo jeedinta gobolnimada Gabiley iyo kor-u-qaadista darajooyinka degmooyinka Caynaba, Baki, Sheekh iyo Baligubadle, iyagoo u gudbiyey Wakiilada

WAR-SAXAAFADEED   Fadhigii 128aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo isniin ah, taariikhduna tahay 13-05-2024 oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan....

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Xubintii Komishanka Ee Ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiilladu, Wasiirro Iyo Saraakiil Kale Oo Hay’adaha Qaranka Katirsan.   Hargeysa-13-05-2024-(MT-JSL)-Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka.   Hargeysa-12-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka...