Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Somaliland madax-dhaqameedku iyagaa Sanaag ka bilaaby, shirkii ugu horreeyey ee nabadaynta Somaliland ee 1991-kii, halkanaa (Sanaag) laga bilaabay ilaa iyo Boorama-na wuu socday, haddaannu Somaliland nahayna tani way dhisantay oo wax badan bay qabsatay, gudaheediina way hagaajisatay, inta ka dhimmanna way hagaajisanaysaa, qolada Koonfurta ee Talyaanigu gumaysan jireyna waxan leeyahay annagiina na dhibte oo maalin walba qas iyo dhibaato ayaad nala ag-joogtaan annaguna nabad iyo wanaag baannu wadnaa.” Madaxweyne Biixi November 26, 2018 752 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socday Shirkadda Al Rajhi Group... Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, iyo Xubnaha Guddida ayaa kulan muhiim ah... Daawo: Guddida Heer Qaran ee Gurmadka JSL oo kulan la yeeshay Saxaafadda Madaxa Bannaan Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta kulan aqoon-korodhsi ah u furay Agaasimayaasha Guud ee Waasaradaha iyo Agaasime waaxeedyada Maamulka... Daawo: Agaasimayaasha Maamulka iyo Lacagta waa la dhaarin doona ..” Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading... Related