“Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo nacna uma haynno Soomaaliya, dadna waannu isu xignaa, waxana aannu usoo jeedinaynaa nabad iyo wax wada-qabsi iyo inaynnu noqonno laba dal ah oo walaalo ah.” Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi