Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga Ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi 2023-KA

KHUDBAD-SANNADEEDKA DASTUURIGA AH EE 2023-KA   Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha Baarlamaanka; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Xeer-ilaaliyaha Guud; Xubnaha Golaha Wasiirrada; Taliyayaasha Ciidammada Qalabka-sida; Shacabka JSL meel kasta oo ay joogaan;   As/calaykum,   Mudanayaal iyo Marwooyin,   Waxa maamuus, sharaf iyo xurmo ii ah in aan maanta Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland u jeediyo Khudbad Sannadeedka Dastuuriga … Continue reading Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga Ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi 2023-KA