Kulanka Weftiga Madaxweynaha Somaliland iyo Odayaasha Gobolka Togdheer oo xalay kulam muhiima wada yeeshay

0
500

Kulanka Weftiga Madaxweynaha Somaliland iyo Odayaasha Gobolka Togdheer oo xalay kulam muhiima wada yeeshay

 

19-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco ayaa habeenimadii xalay Guriga Martida, kulan ballaadhan kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer, iyadoo kulankaasi ahaa mid la isku xogwaraystay laguna lafo-guray xaalada guud ee gobolkaas.