Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo laba wasaaradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta u kala saxeexay Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo dawladaha hoose ee Siddeed degmo barnaamijka maamul-daadajinta ee JPLG-ga wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka aasaasiga ah.


















