Wareegtooyin Madaxweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/12/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/WM/222-003/122024 uu ku magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir Ku xigeennada Jamhuuriyadda Somaliland ee Xukuumadda Cusub yeelan doonto.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;
Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Wasaaradaha hoos ku xusani u leeyihiin u adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka;
Markii aan ku qancay: In ay hanan karaan mas’uuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan;
Markii aan sameeyey: La-tashi;
Waxa aan go’aamiyey;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo mas’uuliyiinta hoos ku xusan:
| Tir | Magaca | Xilka |
| 1. | Mudane Cabdalla Maxamed Carab (Sandheere) | Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 2. | Mudane Xasan Axmed Ducaale (Macallin) | Wasiirka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 3. | Mudane Yoonis Axmed Yoonis Muxummad | Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 4. | Mudane Cabdillaahi Xasan Aadan Cawaale | Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 5. | Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal | Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 6. | Dr Xuseen Bashiir Xirsi Wahan | Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 7. | Mudane Xuseen Axmed Caydiid Warsame | Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 8. | Mudane Khadar Xuseen Cabdi Looge | Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 9. | Mudane Cali Jaamac Faarax (Buureed) | Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 10. | Mudane Maxamed Yuusuf Cali Axmed (Ilkacase) | Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Difaaca ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 11. | Eng Axmed Jaamac Barre Rooble | Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 12. | Marwo Kaltuun Sh Xasan Cabdi Madar | Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 13. | Mudane Cismaan Ibraahim Nuur (Af-gaab) | Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 14. | Proff Ismaaciil Yuusuf Ducaale Guuleed | Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 15. | Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good Wacays | Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 16. | Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sambalooshe) | Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 17. | Mudane Maxamuud Cige Yuusuf | Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 18. | Mudane Fu’aad Axmed Nuux Nuur | Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 19. | Mudane Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle | Wasiirka Wasaaradda Warfaainta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 20. | Mudane Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geel-jire) | Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 21. | Mudane Axmed Aw-daahir Xaaji Xasan | Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 22. | Mudane Jamaal Maxamed Jaamac Axmed | Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 23. | Mudane Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac. | Wasiirka Wasaaradda dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani-aadamnimada ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 24. | Mudane Axmed Maxamed Faarax Coofle | Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 25. | Mudane Cumar Shucayb Maxamed Cabsiiye | Wasiirka Wasaaradda Xannaanada iyo Horumarinta reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 26. | Sheekh Cabdillaahi Daahir Jaamac (Baashe) | Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 27. | Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur Furre | Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 28. | Mudane Siciid Maxamed Buraale Carraale | Wasiirka Wasaaradda Horumainta Maalgashiga iyo Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| Wasiiru-dawlayaal | ||
| 29 | Mudane Maxamed Yuusuf Ibraahim Faacuul | Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 30 | Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo) | Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 31 | Mudane Ismaaciil Mawliid Cabdillaahi Xasan | Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| Wasiir Ku xigeenno | ||
| 32 | Mudane Mukhtaar Xaaji Muxummad Faarax | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 33 | Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji) | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 34 | Mudane Muuse Askar Guuleed Jaamac | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 35 | Marwo Samsam Maxamed Saalax Yacniile | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 36 | Mudane Jamaal Jaamac Xaamud Dhunkaal | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta & Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 37 | Mudane Cali Axmed Cabdi Cantar | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 38 | Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 39 | Mudane Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh) | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 40 | Mudane Sharmaake Cabdi Muuse Maxamed | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga & Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 41 | Mudane Cabdiraxmaan Shide Bile Dharaar | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani-aadamnimada ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 42 | Mudane Yuusuf Kayse Cabdillaahi Aadan | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Horumarinta Madaarada ee Jamhuuriyadda Somaliland
|
| 43 | Dr Maxamed Aw Daahir Ibraahin | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Somaliland
|
| 44 | Eng Maxamed Cilmi Xuseen (Huuno) | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maalgashiga & Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
|
| 45 | Mudane Jawhar Siciid Warsame
|
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 46 | Eng Maaliki Cabdi Xasan Xirsi | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 47 | Mudane Maxamed Muuse Bucul Bookh | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
| 48 | Mudane Maxamed Cabdimaalik Axmed | Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland |
ALLAA MAHAD LEH
________________
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.



