Tacsi
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Mujaahid Maxamed Boodhle Maxamuud oo amanta Geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE: 05/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal oo geeriyooday iyo Madaxweynaha JSL oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geeridaasi
TACSI MADAXWEYNE: 01/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta
Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta TACSI MADAXWEYNE: 26/10/2019 INNAA LILLAAHI…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 17/10/2019 INNAA LILLAAHI WA…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacbiga Dalkaasi ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Marxuum Sacad Cumar Geelle Maamulihii Dekada Jabuuti
TACSI MADAXWEYNE:07/10/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Shacbiga Jabuuti Iyo Madaxweynaha dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere TACSI MADAXWEYNE: 03/09/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Dool oo maanta ku geeriyooday Hargeysa ka tacsiyadeeyey
TACSI MADAXWEYNE: 28/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi iyo Awaamiir culus ka soo saaray arrintii shalay ka dhacday Ceel-afweyn
Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi iyo Awaamiir culus ka soo saaray arrintii shalay ka dhacday Ceel-afweyn TACSI MADAXWEYNE: 13/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI…
-

ku simaha Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey geerida Gudoomiyihii hore ee Baanka Dhexe ee Somaliland oo galabta Geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE: 09/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil…
-

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo ehelada Marxuum Sul. Carab Cabdi Cali uu ka geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN: 09/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil…
-

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyska uu ka baxay Marxuum Eng Cabdilaahi Cabdisalaan Sh Cali Jawhar oo ku geeriyooday Dalka Ethiopia
TACSI MADAXWEYNE kU XIGEEN : 08/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland,…
-

Madaxweynaha oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo ehelada Marxuum Xuseen Doodi oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
Madaxweynaha oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo ehelada Marxuum Xuseen Doodi oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 04/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…
