HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Daawo: Madaxweynaha JSL oo kormeer ku tagay Xarunta Wakaaladda Madbacadda Qaranka

https://youtu.be/fC--Le2C9uM?si=m0UJ2u8UG47KUzoF

Fadhigii 30-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada

𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Fadhigii 30-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Daawo: Golaha Wasiiradda JSL ayaa Ansixiyey Xeerka Adeegga Kaalmo Sharci

https://youtu.be/hDxVKnlIBFQ?si=-FA7vMIzKDUivjcA

Daawo: Madaxweynaha JSL oo ka hadley Doorashooyinka

https://youtu.be/v-4DyoxtiJk?si=shtOyWil-HEod0O3

Gudida Abaraha Heer Qaran Ayaa Wakiilka Imaratka Carabta u fadhiya Somaliland Kala Wareegay Deeq Mucawimo Ah

Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL, ahna Guddoomiyaha Guddida, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta Wakiilka Dawladda Imaaraadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐮 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada...