HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka

WAR-SAXAAFADEED:-11 /07/2024.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo safiirka...

Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka.

WAR-SAXAAFADEED.  Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka. Fadhigii 130aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo Arbaca ah...

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1446-ka.

HAMBALYO MADAXWEYNE: 06 /07/2024. Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1446-ka.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya...

CAFIS-MADAXWEYNE:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman

CAFIS-MADAXWEYNE:06/07/2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda  qaranka oo xukuumaddu Hindistay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda  qaranka oo xukuumaddu Hindistay Hargeysa:29/06/2024()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray...

Munaasibad loogu dabbaaldegayo xuska 26-ka June oo Madaxtooyada lagu qabtay

Munaasibad loogu dabbaaldegayo xuska 26-ka June oo Madaxtooyada lagu qabtay Hargeysa:26/06/2024()-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 64-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay...

Wareegto Madaxweyne-24-06-2024.

Wareegto Madaxweyne-24-06-2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Wax-ka-qabashada Fal-dambiyeedka Kufsiga oo ay Golaha wasiirradu fadhigii 129aad,...